English Francais  
 
Somali-Speaking P.E.N News
 
10-03-2012  BOOQASHADA GUDDOOMIYAHA URUWEYNAHA P.E.N INTERNATIONAL EE JABUUTI
Maanta oo Sabti ah 10-03-2012 waxa magaalada Jabuuti laga sugayaa Mr john Ralston    Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
06-03-2012  BOOQASHADA GUDDOOMIYAHA NAADIGA SOMALI P E N
Guddoomiyaha Naadiga qalinleyda iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ee Somalispeaking P.E.N Mr Aadan Xasan Aadan (beleloo)......   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
06-03-2012  Xuska maalinta Afka hooyo
Maalintii Salaasa oo ku beegnayd 21ka bisha labaad sannadkan 2012 waxa xarunta Haweenka ee U N F D ee magaalada Jabuuti lagu qabtay xaflad ballaadhan ..........   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
06-12-2011  KAALINTA WARBAAHINTu AY KA QAADAN KARTO HORUMARINTA AFKA SOOMAALIGA
04/12/2011 Naadiga Hal-Abuurka iyo qalinleyda Soomaaliyeed ee Somali Spaeking P.E.N laantiisa koofurta iyo bartamaha Soomaaliya waxay Muqdissho ku qabatay aqoon wadaag cinwaankiisu yahay (Kaalinta Warbaahintu ay ka qaadan karto Horumarinta Afka Soomaaliga)    Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
08-10-2011  TACSI TIIRAANYO LEH
Ma dhinte waa Ilaahay, waxa Khamiistii dhegaha soomaali badan ku dhacay dhimashada    Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
20-07-2011  XUSKA SAALAX XAASHI CARAB IYO XURMAYNTA HAL-ABUURKA QALINKA
Waxa 30kii bisha juun lagu qabtay magaalada Jabuuti xus ballaadhan oo lagu maamuusayay aqoonyahankii Soomaaliyeed ee Saalax Xaashi Carab o sannadkii 2010 bishii siddeedaad ku geeriyooday magaalda Jabuuti   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
19-07-2011  Daah Furka Buug La Magac baxay (HOGGAAMINTA WANAAGSAN)
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu qabanqaabadeeda lahaa Naadiga Hal’abuurka iyo Qalinleyda Soomaaiyeed laantiisa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay Buug uu qoray Cabdi Shire Warsame oo la magac baxay (HOGAAMINTA WANAAGSAN).   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
18-07-2011  Carwo buugeedda London
Naadiga Somalipen laantiisa london waxay qabanqaabisay bandhig buugeed weyn oo lagu qabtay xaafadaha Southall&Bethnal Green ee magaalada London intii u dhaxaysay 18 – 19kii bishii June ee sanadkan 2011.   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
16-07-2011  Aas Qaran oo Maanta Lagu aasay Gudoomiyihii Jaamacada Hargeysa Marxuum Muuse Cabdi Cilmi
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Muuse Cabdi Cilmi oo Maalintii shalay Shil Baabuur ku geeriyooday Wadada Berbera.   Warka oo dhan
.........................................................................................................................................................................................
 
........................................................................................................

Waxqabadka Naadiga sanadadii ugu danbeyay iyo horumarka uu gaadhay

Soo dajiso warqadda codsiga xubinnimad P.E.N
 
www.somalipen.dj
Ku soo dhawaada boga internetka Somali-Speaking Center P.E.N       -      Bienvenue au site officiel de Somali-Speaking Center P.E.N   .
Welcome..Ku soo dhawaada Bogga internetka ee naadiga Somali-Speaking Center P.E.N
........................................................................................................................................................................

Naadiga P.E.N ee Soomaalida

Naadiga P.E.N ee hal'abuurka soomaaliyeed waxa la abuuray sannadkii 1997 dii . Asaaska naadiga waxa lagu soo dhoweeyay shirweynihii P.E.Nka Caalamiga ee 64 aad oo lagu qabtay magaalada Edinburgh bishii Ogost ee isla sannadkaas, loogu na aqoonsaday xarun ahaan. Xubinnimada Naadiga P.E.N ee Soomaaliyeed waxay u furantahay hal'abuurka soomaaliyeed, suxufiyiinta, farshaxanka iyo turjumayaal kasta oo oggol una adeegaya ujeeddooyinka Naadiga loo abuuray ama uu tiigsanayo.

Qoraallada
......................................................................
Somali-Speaking P.E.N (Books)
..............................................................................
Warsidaha Somali-Speaking P.E.N
 
La soo xidhiidh

Somali-Speaking P.E.N   BP : 578 Djibouti      Tel. : 35 79 74      Email:sspen11@gmail.com Website:www.somalipen.org

  Bogagga Dhaqanka

Bogagga Tacliinta

Bogagga Saxaafadda

   - MCC-PT    - Universite de Djibouti    - RTD
       ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------        ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------        ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
   - G.H.H.Z    - Hageisa University    - Universal TV
       ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------        ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------        ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
   - UNESCO    - Amoud University    - HCTV

     - East Africa University    - Royal TV
                ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------         ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
     - Mogadisho University    - BBC Somali
                ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------         ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
     - Jigjiga University    - VOA Somali
                ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------         ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
     - C.E.R.D         - Somaliya today
                  ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------          ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
       - Al jamhuriya
                       ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
   - Al Qarn

   - La Nation

Copyright 2011 Somali-Speaking Center P.E.N